Wararkii Ugu Dambeeyay Waan Waan laga dhax waday Ahlu Sunna iyo Galmudug oo…

Waan waan laga dhax waday maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Guriceel ayaa mar kale fashil kusoo dhamaaday, kadib markii labada dhinac soo bandhigeen shuruudo laga gudbi waayay. Odayaal iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Ceyr ayaa la sheegay in ay isku xil qaameen in xal u raadiyaan xiisada u dhaxeysa Maamulka … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Waan Waan laga dhax waday Ahlu Sunna iyo Galmudug oo…